
Siciid Cartan
Masuul ka tirsan xildhibaannada ka tirsan maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in xooxo hubaysani xoog ku qabsadeen degaanka Buhdoon oo dhanka bari kaga beegan Berbera.
Masuulku wuxuu sheegay in dadka degaankaas iyo degaanno kale oo ku xeran degganaa halkaas isaga carareen. Arrintani waxay dabajoogtaa buu yidhi masuulkani in beelo wada deggan halkaas oo muran degaan hadda ka hor isku qabtay.
Wuxuu ku boorriyey maamulka Soomaaliland degdeg arrintaas wax uga qabto. Halka ka dhegayso warka xildhibaanka.
Please follow and like us: