Sunday , 18 November 2018

Bannaanbax iyo qalalaaso ka dhacay Burco

Burco: dad caraysan oo ka mudaaharaadaya maamulka Muuse Biixi

Dadweyne lixaad leh oo u badan dumar iyo carruur gubaya taayirada baabuurta oo dhagxaan tuuraya ayaa isugu soo baxay dariiqyada magaalada Burco ee gobolka togdheer maanta. Dadkaasi oo wejiyadooda si weyn uga muuqatay cadho  ayaa ku dhawaaqayey jeegaantu ha dhacdo, Muuse Biixi wuxuu 28 sano ka dib noogu abaalguday xabbad iyo colaad, raggayagii waxay u dhinteen buu duudsiyey, Habaryoonis baa la xasuuqayaa, colaadda ceel-afweyn jeegaanta ayaa ka dambayse, iyo ereyo kale oo xamaasadaysan.  Halkan ka daawo.

;

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*