Sunday , 18 November 2018

Habar-jeclo oo baaq u soo jeedisay Habar-yoonis

 Suldanka Beesha H/Jeclo iyo Cuqasha Beeshaado oo saxafada la hadlay ayaa heegay in ay sugayan in Beesha H/Yonis ay ka sugayan Nabad iyo Colaad mis uun.

Beesha H/Yonia ayaa la sheegayaa in aaga Maydh ay ku urur sanayaan ciidan halka Yamen sanad ciidan u dirsadeen.

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*