Sunday , 18 November 2018

Waa mahada Allee madaxeen bannaan

Xornimadii Soomaaliya

Iyadoo aan ognahay in maanta Soomalidu ku jirto dhib iyo qar, qabyaalad iyo is-nacayb, dagaal iyo isboqon-gooys bal aynu dib isu xasuusinno waayo-waayo iyo waqtigii samaa, halgankii gobonnimada loo soo maray iyo maalmihii wacnaa.

Waxaan halkan igiinku soo gudbinaynaa maalintii ugu horraysey ee xorriyada iyo madaxbannaanida  dib loogu soo celiyey ciidda Soomaaliyeed. Nala daawada halyeeyadii Soomaaliyeed ee calanka doogada ah markii ugu horraysay dhidibbada uga taagay ciidda Soomaaliyeed. 

 

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*