Sunday , 18 November 2018

Ururka ONLF oo u dagaallama xornimada Soomaali-galbeed ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti dadweyne

Ururka ONLF oo u dagaallama xornimada Soomaali-galbeed ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti dadweyne oo laga qaado Soomali-galbeed.

War ay sii deysay wargeyska BLOOMBERG NEWS kana soo baxa dalka Maraykanka ayaa waraysi uu siiyey afhayeenka ONLF Axmed-yaasiin ku sheegay in ay doonayaan afti laga qaado dadka ku nool Soomaali galbeed ay ku codsanayaan aayo-ka-talintooda. Halkan ka dhegayso warka oo tafaftiran.

 

 

 

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*