Wednesday, September 18, 2019

Muse Biixi oo bandow ku soo rogey degmooyin.

Maamulaha gobollada woqooyi ee Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in uu bandoo ku soo rogey degmooyin ka tirsan gobollada Togdheer iyo Sanaag oo degmada Ceerigaabo ka mid tahay. Isagoo ugu marmarsoonaya wuxuu ku tilmaamay nabadgelyo-xumo iyo qalalaase ayaa Muuse Handaraab ku dhawaaqay in degmooyinka Ceel-Afweyn, Gar’adag iyo Ceerigaabo hadda wixii ka bilaabma lagu soo row bandow.

 

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*