Wednesday, September 18, 2019

Muuse Biixi oo isku dhex yaacay

Muuse Biixi Cabdi (Handaraab) ayaa isku dhex yaacay dhawaan ka dib markii uu meel fagaare ah oo la isugu soo baxay ka sheegay wuuu ku tilmaamay ‘Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliland oo is badheedh ah usoo weerartay Soomaaliland, dagaalkiina weli socdo.’ Halkan ka dhegayso qaylo-dhaantii Muuse Biixi uu warkaa kaga dhawaaqay Hargeya.

 

 

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*