Wednesday, September 18, 2019

Xuska maalinta Xorriyadda Gobollada Woqooyi ee Soomaaliya

 Muddo ku dhow 30 sannadood ka dib waxaa si farxad leh dhamaan looga debbaaldegey dalka Soomaaliya bisha June 26keeda oo ku beegin markii gobollada woqooyiga Soomaaliya iska xooreen reeryadii gumeysiga Ingiriiska 1960kii bisha Juune 26 keeda. Magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya sida Muqdisho, Hargeysa Burco, Kismaayu waxaa dadweynuhu isugu soo baxeen fagaarayaasha iyadoo ay wejiyadooda ka muuqdeen farxad iyo raynray. Munaasabadda 26ka Juun waxaa dadweynaha khudbado iyo heeso ugu soo bandhig madaaxda dalka iyo kooxo faneed. 

 

 

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*