Wednesday, September 18, 2019

Hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed maalintii xornimada Kowda Luuliyo (July 1st 1960.)

Waxay shabakadda Buhodle.com halkan uga soo jeedinaysaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogta boogaadin iyo hambalyo ku beegan kowda bisha Luuliyo (Junly 1st) oo ku beegan maalintii maalinta gobollada koonfurta Soomaaliya xorriyaddooda ka qaateen gumeysigii Talyaaniga iyo  israacii  labada gobol ee Woqooyi iyo Koonfur ku midoobeen Jamhuuriyadda Soomaaliya. Halkan nagala dhegeysta heestii xorriyadda, codkii macaanaa Allah ha u naxariistee fannaankii weynaa Axmed Maxamed Kuluc iyo heestii Maandeeq ee calankeenna buluugleey.

 

 

Please follow and like us:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*