Sunday , 18 November 2018

Wararka – Af Soomaali

Dib-u-milicsi: Burburkii Soomaaliya yaa ka dambeeyey?

Dawladdii kacaanka ahayd ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre in ka badan 20 waxaa la riday 27 kii bishii Janaayo 1991 ka dib markii mucaarad hubaysani si xoog ah uga saareen magaalo-madaxdii dalka Muqdishu. Xoogagga mucaaradka oo ka koobnaa SNM (Isaaq), USC (Hawiye), SSDF (Majeerteen), iyo SPM (Ogaadeen) ma lahayn ama kama dhaxayn qorshe ay dalka ku maamuli karaan iyo ... Read More »

Madaxweynaha Dawlad-degaanka Somalida Ethiopia Musftafe Muxumed Cumar oo soo saaray amarro xagga amniga ah

Madaxsweynaha dawlad-degaanka Soomaalida Ethiopia mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa awaamiir cusul ka soo saaray xasilinta, dhawridda iyo dhaqangelinta nabadgelyada, amaanka iyo ammaanka dhulka. Madaxweyne Mustafe wuxuu ku nuuxnuuxsaday adkaynta nabadgelyada degaanka oo yiri waa mid u dan ah ummadda Soomaaliyeed iyo kuwa kale ee ku nool degaanka Soomaalida Ethiopiak. Wuxuu ka digay in ay jiraan wax uu ka tilmaamay haraadigii ... Read More »

Guddoomiyha Gobolka Banaadir/Duqa magaalada Muqdishu oo booqasho ugu tegey agoontii Axmed-Dawlo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdishu Enjineer Cabdiraxman Cumar Cusmaan – yariisow ayaa soo booqday ugana tacsiyadeeyey agoomihii aabbahood Axmed-Dawlo ee dhawaan goobtisa shaqo lagu diley, dabna la qabadsiiyey maydkiisa falkaas oo loogalay isir-nacayb. Engineer Yariisow wuxuu qoyskaas ballaaran oo ka kooban labo xaas iyo 12 carruur ah oo uu ka tegey marxuum Cumar-dawlo u fidiyey tacsi, isla markaana ... Read More »

Kulan waxgaradka degaannada Dhulbahante ka tirsan Dawlad-degaanka Soomaalida Ethiopia ku yeesheen Shaxda

Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen Waxgaradka iyo odayaasha Dhulbahante ee ka tirsan dawlad-degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ka dhacay degaanka Shaxda kana tirsan degaanka DDSI. Waxgaradkaas iyo duqaydu waxay ku lafa gureen dhibaatooyinka baaxadda leh ee degaankooda ka jira iyo sida dawladihii kala dambeeyey DDSI wax horumar ah ugu qaban degaankooda. Waxay baaq u soo jeediyeen madaxweynahay cusub ee DDSI ... Read More »

Ururka ONLF oo u dagaallama xornimada Soomaali-galbeed ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti dadweyne

Ururka ONLF oo u dagaallama xornimada Soomaali-galbeed ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti dadweyne oo laga qaado Soomali-galbeed. War ay sii deysay wargeyska BLOOMBERG NEWS kana soo baxa dalka Maraykanka ayaa waraysi uu siiyey afhayeenka ONLF Axmed-yaasiin ku sheegay in ay doonayaan afti laga qaado dadka ku nool Soomaali galbeed ay ku codsanayaan aayo-ka-talintooda. Halkan ka dhegayso warka oo tafaftiran. ... Read More »

Waa mahada Allee madaxeen bannaan

Iyadoo aan ognahay in maanta Soomalidu ku jirto dhib iyo qar, qabyaalad iyo is-nacayb, dagaal iyo isboqon-gooys bal aynu dib isu xasuusinno waayo-waayo iyo waqtigii samaa, halgankii gobonnimada loo soo maray iyo maalmihii wacnaa. Waxaan halkan igiinku soo gudbinaynaa maalintii ugu horraysey ee xorriyada iyo madaxbannaanida  dib loogu soo celiyey ciidda Soomaaliyeed. Nala daawada halyeeyadii Soomaaliyeed ee calanka doogada ah ... Read More »

Hal-doorka iyo aqoonyahanka Hargeysa oo si diirran u soo dhaweeyey aqoonyahan/suugaanyaqaan Idaajaa

Haldoorka iyo aqoonyahanka Hargegysa ayaa waxay si diirran ugu soo dhaweeyeen caasimadda labaad ee Soomaaliya abwaan Axmed Faarax Cali ‘Idaajaa’ oo ah suugaan-baare/suugaan ururiye si weyn looga yaqaan dhulalka Soomaaliyeed oo dhan. Munaasabad ballaaran oo xiiso leh ayaa ururka aqoonyahannada Hargeysa fagaare ballaadhan ugu soo dhaweeyeen abwaanka. Furitaankii xafladdaas waxaa hadal qiimo iyo qiiro leh ka soo jeediyey abwaan/aqoonyahanka da’da ... Read More »

Habar-jeclo oo baaq u soo jeedisay Habar-yoonis

 Suldanka Beesha H/Jeclo iyo Cuqasha Beeshaado oo saxafada la hadlay ayaa heegay in ay sugayan in Beesha H/Yonis ay ka sugayan Nabad iyo Colaad mis uun. Beesha H/Yonia ayaa la sheegayaa in aaga Maydh ay ku urur sanayaan ciidan halka Yamen sanad ciidan u dirsadeen. Please follow and like us: Read More »

Muuse Biixi oo isku dhex yaacay: Jamhuuriyadda Federalka ee Somaliland oo nasoo weeray

Madaxweynaha dawlad-goboleedka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ay si deganaansho la’aan iyo isku-dhex-yaac ah hadal aanu ka fiirsan ah ku dhawaaqay in ‘Jamhuuriyadda Federaaaliga ah ee Somaliland’ soo weerartay Somaliland. Muuse Biixi oo aad mooddo in uu ka sasay dagaalka ka dhacay Tukarraq ay iskaga hor yimaaddeen ciidamo ka soo kala jeeda dawlad-goboleedka Somaliland iyo Puntland ayaa dadka fagaaraha uu khudbadda ... Read More »