Sunday , 18 November 2018

Wararka – Af Soomaali

Bannaanbax iyo qalalaaso ka dhacay Burco

Dadweyne lixaad leh oo u badan dumar iyo carruur gubaya taayirada baabuurta oo dhagxaan tuuraya ayaa isugu soo baxay dariiqyada magaalada Burco ee gobolka togdheer maanta. Dadkaasi oo wejiyadooda si weyn uga muuqatay cadho  ayaa ku dhawaaqayey jeegaantu ha dhacdo, Muuse Biixi wuxuu 28 sano ka dib noogu abaalguday xabbad iyo colaad, raggayagii waxay u dhinteen buu duudsiyey, Habaryoonis baa ... Read More »

Kooxo hubaysan oo xoog ku qabsaday degaan ka tirsan gobolka saaxil

Masuul ka tirsan xildhibaannada ka tirsan  maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in xooxo hubaysani xoog ku qabsadeen degaanka Buhdoon oo dhanka bari kaga beegan Berbera. Masuulku wuxuu sheegay in dadka degaankaas iyo degaanno kale oo ku xeran degganaa halkaas isaga carareen. Arrintani waxay dabajoogtaa buu yidhi masuulkani in beelo wada deggan halkaas oo muran degaan hadda ka hor isku qabtay. Wuxuu ... Read More »

Walaac dalalka Ethiopia iyo Kenya ay ka muujiyey dalal shisheeye oo faragelin ku haya Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo Raisal-wasaaraha dalalka Kenya iyo Ethiopia mudane Uhuru Kenyatta iyo Abiya Ahmed ay kulan saxaafadeed oowadajir ah oo ay maanta ku qabteen magaalada Nairobi waxay si wadajir ah walaac uga muujiyeen waxay ku tilmaameen faragelin iyo qalaaqal dalal shisheeye ka wadaan dalka deriska la ah ee Soomaaliya. Labada masuul waxay shirkooda jaraa’id ku sheegeen faraha lagala baxo faragelinta qaawan ... Read More »

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta: Dawladnimada iyo nabadda Soomaaliya waxaa halis ku haya kooxo dano shisheeye u adeegaya, shacabkana wiiqaya

Madaxweynaha dalka Kenya mudane Uhuru Kenyatta ayaa si weyn u dhaleeceeyey wax uu ku tilmaamay kooxo dalal shisheeya u adeegayaa isla markaana curyaamin ku haya dadka iyo dalka Soomaaliya, kuwaas oo buu sheegay in ay yihiin kuwo dano shishiiye u adeegaya. Madaxweyne Kenya ayaa ku boorriyey dadka Soomaaliyeed in ay iska qabtaan kooxahaas raba in ay curyaamiyaa dalka iyo dadka ... Read More »

Shariif Xasan oo ka horimid musharraxa guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

Toronto(Buhodle.com)Madaxweynaha maamul Goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa diiday inuu taageero musharaxa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ay wataan Madaxtooyada iyo xukuumadda Soomaaliya. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dadaallo lagu doonayay inuu tageero musharax Maxamed Mursal oo xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka u sharaxan socon waayeen kadib dhowr kulan oo ay la yeesheen Ra’iisal wasaaraha, agaasimaha madaxtooyada iyo xubnaha xukuumadda Soomaaliya ee wada ololaha ... Read More »