Sunday , 18 November 2018

Wararka – Af Soomaali

Emaraadka oo si toos ah uga guuray dalka Soomaliya

Markab ay soo dirtay dowlada Imaaraadka Carabta ayaa shalay ku soo xirtay dekeda caalamiga ah ee Muqdisho kaasoo faahfaahhino ay ka soo baxayaan ujeedada laga leeyahay. Wararka ayaa sheegaya in markabkan oo faaruq ah lagu daabulayo qalab milateri iyo gaadiid ay isticmaalayeen saraakiishii Imaaraadka ee Muqdisho ku tababarayey ciidamada dowlada. Imaaraadka ayaa galabta illaa caawa Xerada Tababarka Ciidamada ee Jen. ... Read More »

HUDHEELADA LAASCAANOOD OO AWAAMIR LA DUL-DHIGAY

awaamir ay soo saareen xubnaha somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood ayaa lagu amray in huteelada magaalada laascaanood lagu qaban karin wax shirar oo ay yeelanayaan odayaasha gobolka sool oo maalmihii u dambaysay ku hawlanaa sidii meel looga soo wada jeesan lahaa dilalka ka socda laascaanood kulamada odayaasha laascaanood ayaa waxaa ka soo baxay qodobo ay kamid yihiin inay samaystaan ... Read More »

UAE plane blocked from leaving Somalia’s Puntland region

Somali officials at Bosaso airport insisted that ‘heavy bags’ be checked, resulting in hours-long row, local media say. Somali officials are said to have stopped a plane from the United Arab Emirates from leaving the country after Emirati military trainers on board refused to hand over their luggage to be scanned and searched. The local news website Mareeg reported on Saturday that ... Read More »

Diyaarad siday Saraakiil Imaaraad ah oo lagu xanibay Garoonka Magaalada Boosaaso

Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Garoonka Magaalada Boosaaso ciidamada Booliska Puntland ee ka howlgalla Garoonka ayaa xanibay diyaarad ay saarnaayeen Saraakiil u dhalay dowladda Imaaraadka Carabta. Saraakiisha ciidamada ammaanka ayaa la sheegay inay xanibeen diyaaradaan oo ay wateen tababarayaasha ciidamada Imaaraadka kadib markii ay diideen in la baaro diyaarada oo la sheegay inay wado boorsooyin waaweyn. Saraakiisha ciidamada ... Read More »

Gaas laga helay dhulka Soomaalida Ethiopia

Dhulka Soomaalida ka deggan yihiin Bariga Ethiopia ayaa lagu soo waramay in laga helay Ceelkaasi, oo sannadkii laga helayo dhaqaale dhan 1 BILLION oo Dollar. Shirkad laga leeyahay Shiinaha oo lagu magacaabo Poly-GCL ayaa la sheegay inay heleen Ceelkaasi, kadib, markii ay soo af-jareen Sahminta Ceelkaasi.   Wasiirka Batroolka iyo Gaaska Dabiiciga ee Ethiopia, Motuma Mekassa ayaa u sheegay Warbaahinta ... Read More »

Turkey oo howlgelinaysa Somali Airline

Muqdisho (Kalshaale) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sidii dib loogu soo celin lahaa howlihii ay Shirkaddii SomaliAirlines u qaban jirtay umadda soomaaliyeed.  Hadaba Wasiirka gaadiidka iyo duulistaha hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) oo ku sugan Dalka turkiga oo ka hadlay arrintaas iyo Kulamada ay layeesheen Madaxda Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airline oo kamid ah kuwa ... Read More »

Jawaari iyo Farmaajo oo shir jaraa’id wada qabtay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa shir jaraa’id oo wada jir ah ku qabtay madaxtooyada. Mudane Jawaari ayaa ku dhawaaqay in uu iska casiley xilkii guddoomiyenimo ee golaha shacabka laga bilaabo berri oo arbaco ah bisha Abrill 11keed, 2018. Halkan ka daawo qaraarka mudane Jawaari.  Please follow and like us: Read More »

maaraadka oo Ka Hashay Lacagtii Lagu Qabtay Adan Cadde & Beentii uu Safiirku Dalka Ugu Bixi Lahaa u Sheegay

D anjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Osmaan Al-Xamaadi ayaa sheegay in lacagta Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku qabteen Magaalada Muqdisho aysan ku socon Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho. Danjire Maxamed waxaa uu sheegay in lacagtaas ay tahay mushaarka Ciidamada dowladda ee ay tababarto Imaaraadka iyo Ciidamada badda ee Maamulka Puntland. Dowladda Federaalka ah ayaa shalay diyaarad sidda ... Read More »

Jawaari oo ka hadlay sababta uu isaga Casilay Gudoomiyaha Baarlamaanka

Muqdisho (Kalshaale) Gudoomiyaha aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si rasmi ah ugu xaqiijiyey laanta Af Soomaaliga ee BBC-da in uu go’aansaday in uu xilka iska casilo. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in go’aankan uu qaatay si uu burbur uga badbaadiyo Baarlamanka, Wuxuuna sheegay in kulanka arbacada ee baarlamaanka uu istaqaaladiisa ka hor gudbin doono. Faahfaahin dheeraad ah ... Read More »